Xildhibaan soo bandhigay Halista ka dhalan karta Heshiiska ay gaareen Somalia iyo Itoobiya

Booqashadii uu magaalada Muqdisho ku yimid Ra’isul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya iyo heshiisyo qaarkood  Qarsoodi yihiin ay wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa abuuray xamaasad siyaasadeed iyo shaki badan oo laga muujiyay Heshiiskaasi. Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Heshiisyada labada dhinac wada galeen, … Continue reading Xildhibaan soo bandhigay Halista ka dhalan karta Heshiiska ay gaareen Somalia iyo Itoobiya